Ramadhaan Suaalo Diini

Allaha naga Aqbalo ramadhanka, waaridkeena allaha unaxariisto, janatul firdowsna kawaraabiyo, dhamanteen allaha nasoo hanuuniyo, amuurahana noo sahlo. aamiin. Saum Maqbuul. BY: Reer Macalin Cabdi

published on April 24, 20201 response 0
Next »
1/10

Meeqa Sanno udhaxeesay Nabbi Ciisa (cs) iyo Nabi Maxamed (csw)

Hint: 1 choice
600 Sanno
121 Sanno
1441 Sanno
2/10

Nabi Yussuf (cs) AAbihhiis magaciis IYO meeqa Walaalo ayuu lahaa?

Hint: 1 choice
Dawud (cs) 11 walaalo
Yacquub(cs) 11 walaalo
Ayub (cs), 11 Walaalo
3/10

Nabi Maxamed (csw) Hooyadiis soo KORISAY magaceed?

Hint: 1 choice
Xalima
Amina
Khadija
4/10

Suuradee Quranka oogu dambeesay in LASOO DAJIYO?

calaq
Baqarah
Al-nasr
5/10

Nabi Maxamed (csw) Meeqa Sanno Ayuu dinta faafinaayay?

Hint: 1 choice
32 sanno
40 sanno
23 sanno
6/10

Nabigga Labaad ee Diinta Islamka?

Nuux (cs)
Idris(cs)
Adam(cs)
7/10

Cirka iyo Dhulka meeqa malmood ayuu ALLAH (sw) kudhisay?

Hint: 1 choice
3 Maalin
1 Maalin
6 Maalin
8/10

Nabi Ciisa Ayeeydiis Magaceed?

Hint: 1 choice
Hanna
Xalima-Zahra
Maryam
9/10

Nabigee Qawmkiisa DAB ku rideen?

Hint: 1 choice
ismaacil (cs)
Yunus (cs)
Ibrahim (cs)
10/10

Nabi Maxamad (CSW) xaguu kuduuganyahay?

Hint: 1 choice
Makkah
Madina
Bayt al aqsa